Extension Logo
Extension Logo
University of Minnesota Extension
extension.umn.edu

Oraah ku saabsan akhbaarta USDA

Soomaali | English | español | Lus Hmoob

Si waafaqsan sharciga xuquuqda madaniga ah ee federaalka iyo Maraykanka. Waaxda Beeraha (USDA) shuruucda xuquuqda madaniga ah iyo xeerarka, USDA, Wakaaladaheeda, xafiisyada, iyo shaqaalaha, iyo hay’adaha ka qayb galaya ama maamulaya barnaamijyada USDA waxaa laga mamnuucay ku takooria ku salaysan isirka, midabka, asalka wadaka, galmada, naafanimada, da’da, ka aarsiga ama aargoosiga hawl xuquuq madani oo hore barnaamij kasta ama hawl ay qabatay ama maalgelisay USDA.

Dadka naafada ah ee u baahan qaab kale oo wada xidhiidh oo macluumaadka barnaamijka ah (tusaale, Farta qoraalka indhoolaha, daabacaad wayn, cajal maqal ah, Luqadda Dhegoolaha ee Maraykanka, iwm), waxaa inuu la soo xidhaadhaa Wakaalada ( Gobol ama degmo) halka ay ka soo codsadeen dheefaha. Dadka dhegoolaha ah, maqalku ku adagyahay ama leh naafo hadalka ah waxay kala soo xidhiidhi karaan USDA Is gaadhsiinta Federaalka ee Dadka Nafada ah lambarkan (800)

877-8339. Intaa waxa dheer, macluumaadka barnaamijka waxaa lagu heli karaa luqaddo kale.

Si loo soo gudbiyo takoorka barnaamijka cabashada, buuxi Foomka Cabashada Takoortka Barnaamijka USDA, (AD-3027), ee onlayn laga helo How to File a Complaint, iyo xafiis kasta oo USDA, ama qor warqad ku socot aUSDA oo ku bixi waraaqda dhammaan macluumaadka lagu codsaday foomka. si aad u codsato nuqul foomka cabashada ah, soo wac (866) 632-9992. U soo gudbi foomkaaga la buuxiyay ama warqadda USDA addoo adeegsanaya:

  • Boosto: Maraykanka. Waaxda beeraha 
    Office of the Assistant Secretary for Civil Rights
    1400 Independence Avenue, SW
    Washington, D.C. 20250-9410;
  • fax: (202) 690-7442; or
  • iimaylka: program.intake@usda.gov.

Hay’dani waa adeeg bixiyaha fursadda loo simanyahay.

Wixii akhbaar ah ee ku shaqo leh arinta mashruuca Supplemental Nutrition Assistance Program (SNAP), shakhsiyaad ay quseeyaan ha la soo xiriiraan USDA SNAP Hotline Number ee 1-800-221- 5689, oo sidoo kale isbaanish ah ama ha wacaan khadka MN Food HelpLine ee 1-888-711-1151.

Waxtarkan waxaa maal-galintiisa qayb ka ah USDA’s Supplemental Nutrition Assistance Program – SNAP — iyadoo maal gelinta inteeda kalena laga helay Minnesota Department of Human Services. SNAP wuxuu quudiyaa dadka danyarta ah.

Reviewed in 2020

Page survey

© 2024 Regents of the University of Minnesota. All rights reserved. The University of Minnesota is an equal opportunity educator and employer.